{"id":14472,"date":"2022-06-22T11:31:00","date_gmt":"2022-06-22T11:31:00","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/?p=14472"},"modified":"2022-06-22T11:31:00","modified_gmt":"2022-06-22T11:31:00","slug":"maxaa-kajira-in-lagu-karantiilay-imaraatka-carabta-qaar-kamid-ah-wafdigii-lasocday-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/maxaa-kajira-in-lagu-karantiilay-imaraatka-carabta-qaar-kamid-ah-wafdigii-lasocday-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"Maxaa kajira in lagu karantiilay Imaraatka Carabta qaar kamid ah Wafdigii lasocday Madaxweynaha"},"content":{"rendered":"<p>wararka ayaa sheegaya Qaar ka mid ah wafdigii ku wehlinayay madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii \u200b\u200bugu horeeyay ee dibadda ah tan iyo markii la doortay bishii hore ayaa la sheegay in lagu karantiilay dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Booqashada Xasan Sheekh ee Imaaraadka ayaa horay loo sheegay inay qaadan doonta laba maalin balse muddo ka badan ayuu haatan maqan yahay waxayna taasi hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada ee Soomaalida.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr essoxwk0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxay dadku is weydiinayeen halka uu intaan madaxweynaha ku maqan yahay.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah wefdigii la socday madaxweynaha laga helay xanuunka faysarka corona.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Waxay ay xaqiijiyeen in madaxweynaha uu haatan caafimaad qabo laakin sababo la xiriira xanuunka laga helay qaar ka mid ah wefdigiisa ay sababtay in dib loo dhigo kulamadii uu la haa hogaanka Isu Tagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>wararka ayaa sheegaya Qaar ka mid ah wafdigii ku wehlinayay madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii \u200b\u200bugu horeeyay ee dibadda ah tan iyo markii la doortay bishii hore ayaa la sheegay in lagu karantiilay dalka Imaaraadka Carabta. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta. Booqashada Xasan Sheekh ee Imaaraadka ayaa horay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14468,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[29],"tags":[],"class_list":{"0":"post-14472","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka-gudaha"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14472"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14472\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}