{"id":16074,"date":"2022-07-11T09:53:46","date_gmt":"2022-07-11T09:53:46","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16074"},"modified":"2022-07-11T09:53:46","modified_gmt":"2022-07-11T09:53:46","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-warar-ay-faafiyeen-warbaahinta-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-warar-ay-faafiyeen-warbaahinta-israaiil\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo beenisay warar ay faafiyeen warbaahinta Israaiil"},"content":{"rendered":"<p>Isniin, July 11, 2022 (HOL) &#8211; Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Israa\u2019iil oo sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu sahminayo xiriir diblumaasiyadeed oo lala yeesho Israel.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\">\n<div class=\"pxft-info-container\"><a class=\"pxft-info-icon\" href=\"https:\/\/www.pixfuture.com\/advertisers\/?id0348293521d\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">\u24d8<\/a><\/div>\n<p><iframe id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567_iframe\" width=\"300\" height=\"250\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<p>Ilo-wareedka ayaa HOL u xaqiijiyay in uu been abuur yahay maqaalkii shalay lagu qoray wargeyska Times of Israel ee sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu qorsheynayo in uu baarlamaanka kala hadlo xiriirka suurtagalka ah ee Israel.<\/p>\n<p>Ilo aad ah ugu dhow madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aan leex leexad lahayn u beeniyay jiritaanka xiriir cusub oo dhexmara Muqdisho iyo Jerusalem.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh uu hadda diiradda saarayo sidii uu shacabka Soomaaliyeed u gaarsiin lahaa waxyaabaha mudnaanta u leh ee kala ah amniga, dib u habeynta dhaqaalaha iyo adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.<\/p>\n<p>Shalay, warbaahinta Israaiil oo soo xiganaysay diblumaasi Soomaaliyeed ayaa sheegtay, in dib ugu soo laabashada xukunka madaxweyne Xasan Sheikh, ay horumar wanaagsan u tahay xidhiidh cusub oo dhexmara Muqdisho iyo Jerusalem.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin, July 11, 2022 (HOL) &#8211; Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Israa\u2019iil oo sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu sahminayo xiriir diblumaasiyadeed oo lala yeesho Israel. \u24d8 Ilo-wareedka ayaa HOL u xaqiijiyay in uu been abuur yahay maqaalkii shalay lagu qoray wargeyska Times of Israel ee sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu qorsheynayo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":16075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16074","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16076,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16074\/revisions\/16076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}