{"id":16107,"date":"2022-07-16T21:51:34","date_gmt":"2022-07-16T21:51:34","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16107"},"modified":"2022-07-18T19:46:06","modified_gmt":"2022-07-18T19:46:06","slug":"ku-xigeenka-raiisul-wasaaraha-oo-ka-qeyb-galay-maalinta-afgambigii-dhicisoobay-ee-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/ku-xigeenka-raiisul-wasaaraha-oo-ka-qeyb-galay-maalinta-afgambigii-dhicisoobay-ee-turkiga\/","title":{"rendered":"KU-XIGEENKA RA&#8217;IISUL WASAARAHA OO KA QEYB GALAY MAALINTA AFGAMBIGII DHICISOOBAY EE TURKIGA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 16, 2022, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta oo sebti ah\u00a0 ka qayb galay munaasabad dib loogu xusuusanaayey\u00a0 afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay waddanka T\u00fcrkiga\u00a0 15-kii July 2016 \u2014 taasi oo lagu suntay maalinta ilaalinta midnimada iyo dimoqraadiyadda Turkiga.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu Afgenbigaasi dhicisoobay ayaa dowladda Turkiga maalinkaa u asteysay maalinta midnimada Shacabka Turkiga, waxaana dhammaan dalkaas lagu qabtaa\u00a0 dabaaldegyo\u00a0 waaweyn oo lagu xusaayo sidii Geesinimada lahayd ee ay Shacabka dalkaasi uga hortageen Laalidda\u00a0 Dimuquraaddiyadda wadankooda.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo khudbad ka jeediyey munaasabada ayaa sheegay in isku xirnaanta shacabka\u00a0 iyo dowladba ay tahay mid muhiim ah waxaana shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay is gacan qabtaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 16, 2022, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta oo sebti ah\u00a0 ka qayb galay munaasabad dib loogu xusuusanaayey\u00a0 afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay waddanka T\u00fcrkiga\u00a0 15-kii July 2016 \u2014 taasi oo lagu suntay maalinta ilaalinta midnimada iyo dimoqraadiyadda Turkiga. Tan iyo markii uu Afgenbigaasi dhicisoobay ayaa dowladda Turkiga maalinkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16107","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16109,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16107\/revisions\/16109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}