{"id":16110,"date":"2022-07-18T11:57:14","date_gmt":"2022-07-18T11:57:14","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16110"},"modified":"2022-07-18T19:42:50","modified_gmt":"2022-07-18T19:42:50","slug":"diyaarad-shil-ku-gashay-garoonka-adan-cade-mudisho-iyo-socodka-oo-xirmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/diyaarad-shil-ku-gashay-garoonka-adan-cade-mudisho-iyo-socodka-oo-xirmay\/","title":{"rendered":"DIYAARAD SHIL KU GASHAY GAROONKA ADAN CADE MUDISHO IYO SOCODKA OO XIRMAY"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 18,2022, Faafaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaaradda Jubba Airways in ay ku burburtay garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, xilli ay soo caga dhiganeysay Run Way-ga Garoonka.<\/p>\n<p>Diyaaraddan oo ka timid Baydhabo ayaa waxay \u00a0saarnaayeen rakaab gaarayay 36 qof oo dhammaantood \u00a0la soo wariyey in ay ka badbaadeen \u00a0shilkaas diyaaradeed, marka laga reebo 3 qof oo dhaawacyo fudud uu soo gaaray Sida aan ka soo xiganay ilo ku dhow dadkii diyaarada saarnaa.<\/p>\n<p>Dad goob joogayaal ah waxey sheegeen in diyaaraddu ay shilka gashay xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha garoonka, waxaana ka dhashay dab xoogan oo markii dambe lagu guuleystay in la damiyo.<\/p>\n<p>Muuqaallo laga duubay \u00a0taleefanka gacanta, ayaa muujinaya qiic hawada isku shareeray kaas oo laga arkaayey meelo fog fog.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 18,2022, Faafaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaaradda Jubba Airways in ay ku burburtay garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, xilli ay soo caga dhiganeysay Run Way-ga Garoonka. Diyaaraddan oo ka timid Baydhabo ayaa waxay \u00a0saarnaayeen rakaab gaarayay 36 qof oo dhammaantood \u00a0la soo wariyey in ay ka badbaadeen \u00a0shilkaas diyaaradeed, marka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16110","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16112,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16110\/revisions\/16112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}