{"id":16113,"date":"2022-07-18T12:20:08","date_gmt":"2022-07-18T12:20:08","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16113"},"modified":"2022-07-18T19:38:46","modified_gmt":"2022-07-18T19:38:46","slug":"guddoomiye-sh-aadan-madoobe-oo-la-kulmay-ergeyga-gaarka-ee-arrimaha-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/guddoomiye-sh-aadan-madoobe-oo-la-kulmay-ergeyga-gaarka-ee-arrimaha-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYE SH.AADAN MADOOBE OO LA KULMAY ERGEYGA GAARKA EE ARRIMAHA GEESKA AFRIKA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 18,2022, Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay wafdi\u00a0 uu hogaaminaayo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha geeska Africa ahna xildhibaan ka tirsan\u00a0 Baarlamaanka\u00a0 dowladda\u00a0 Finland Suldaan Siciid Axmed iyo safiir ku-xigeenka Safaarada Findland ee Kenya iyo Soomaaliya Amb. Otto Stenino.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo wabixin ka dhageystay Ergeyga ayaa bogaadiyay in dowladda Finland ay la garab taagan tahay horumarinta\u00a0 iyo iskaashiga labada Baarlamaan oo ay ugu horeeyaan dib u eegista dastuurka iyo wax ka qabashada gurmadka Abaaraha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 18,2022, Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay wafdi\u00a0 uu hogaaminaayo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha geeska Africa ahna xildhibaan ka tirsan\u00a0 Baarlamaanka\u00a0 dowladda\u00a0 Finland Suldaan Siciid Axmed iyo safiir ku-xigeenka Safaarada Findland ee Kenya iyo Soomaaliya Amb. Otto Stenino. Guddoomiyaha oo wabixin ka dhageystay Ergeyga ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16115,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16113\/revisions\/16115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}