{"id":16116,"date":"2022-07-20T11:12:38","date_gmt":"2022-07-20T11:12:38","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16116"},"modified":"2022-07-20T11:13:06","modified_gmt":"2022-07-20T11:13:06","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-xuduudaha-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-xuduudaha-federaalka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Xuduudaha Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 20,2022, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS, iyadoo ay jiraan guddiyo dhowr ah oo sharci ahaanshahooda uu weli muran uu ka taagan yahay maadama aan weli golaha Aqalka sare la horgeeynin, waxayna codsadeen in loo fududeeyo howlaha shaqo ee baarlamaanka kaga xiran.<\/p>\n<p>Kulanka inta uu socday ayaa guddiga waxay guddoomiyaha Golaha Shacabka la wadaageen warbixin ku aaddan \u00a0shaqa maalmooda, waxayna \u00a0soo jeediyeen \u00a0in loo dhameystiro wixii shuruuc ah oo ay baarlamaanka uga baahanyihiin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa boggaadey \u00a0islamarkaana ku dhiira geliyay\u00a0 guddiga xuduudaha\u00a0 shaqada adag oo ay Qaranka u hayaan wixii dedaal dheeraad ahna lagu bixin doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 20,2022, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS, iyadoo ay jiraan guddiyo dhowr ah oo sharci ahaanshahooda uu weli muran uu ka taagan yahay maadama aan weli golaha Aqalka sare la horgeeynin, waxayna codsadeen in loo fududeeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[29],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16116","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka-gudaha"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16116"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16119,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16116\/revisions\/16119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}