{"id":16120,"date":"2022-07-20T11:25:33","date_gmt":"2022-07-20T11:25:33","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16120"},"modified":"2022-07-20T11:49:49","modified_gmt":"2022-07-20T11:49:49","slug":"axmed-madoobe-oo-madaxda-hayadda-unicef-kala-hadlay-arrimaha-xidhidha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/axmed-madoobe-oo-madaxda-hayadda-unicef-kala-hadlay-arrimaha-xidhidha\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo  Madaxda Hay&#8221;adda UNICEF kala hadlay arrimaha xidhidha"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho Luulyo 20,2022, Madaxweynaha dowlad goboleedka\u00a0 Jubaland\u00a0 Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada maamulkaasi ku qaabilay wakiilka hay\u2019ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho ku jooga magalada Kismaayo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha iyo Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka dabiiciga ah iyo gurmadka saamaynta ka dhalata sidii si wadajir ah la isaga kaashan lahaa.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wakiiladda Hay&#8221;adda UNICEF ayaa madaxweynaha Jubaland u sheegay in ay diyaar u yihiin\u00a0 la shaqeynta maamulka Jubaland.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho Luulyo 20,2022, Madaxweynaha dowlad goboleedka\u00a0 Jubaland\u00a0 Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada maamulkaasi ku qaabilay wakiilka hay\u2019ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho ku jooga magalada Kismaayo. Madaxweynaha iyo Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16121,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[29],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16120","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka-gudaha"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16120"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16123,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16120\/revisions\/16123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}