{"id":16125,"date":"2022-07-20T12:04:48","date_gmt":"2022-07-20T12:04:48","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16125"},"modified":"2022-07-20T12:07:58","modified_gmt":"2022-07-20T12:07:58","slug":"%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo Shir Guddoomiyay kulanka Iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga\u00a0 Nabadda Africa"},"content":{"rendered":"<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee ammmaanka dalka iyo la-dagaallanka argagaxisada, oo uu la qaatay wakiillo ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo hadal muhiim ah ka jeediyey shirka, ayaa uga mahadceliyey Midowga Afrika naf-hurnimada ay sameeyeen ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in ay Soomaaliya isu diyaarinayso guluf weyn oo ka dhan ah kooxaha argagaxisada, si loo furo waddooyinka muhiimka u ah gargaarka iyo isu-socodka, isagoo dalbaday isku-xirnaan iyo wadajir dhinaca hawlgallada ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, waxa uu xusay in dib-habayn lagu samaynayo maaliyadda dalka, si looga hortago maalgelinta argagaxisada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Safiirka Djibouti ee Addis Ababa, Cabdi Maxamuud Heybe, oo hoggaaminayay xubnaha ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, ayaa sheegay in ay la garab taagan yihiin xukuumadda iyo shacabka Soomaaliyeed taageero buuxda.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee ammmaanka dalka iyo la-dagaallanka argagaxisada, oo uu la qaatay wakiillo ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho. Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo hadal muhiim ah ka jeediyey shirka, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[29],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16125","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka-gudaha"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16125"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16130,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16125\/revisions\/16130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}