{"id":16189,"date":"2022-07-30T17:25:02","date_gmt":"2022-07-30T17:25:02","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16189"},"modified":"2022-07-30T17:25:02","modified_gmt":"2022-07-30T17:25:02","slug":"dowladda-soomaaliya-iyo-bangiga-adduunka-oo-kala-saxiixday-heshiis-boqol-milyan-oo-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/dowladda-soomaaliya-iyo-bangiga-adduunka-oo-kala-saxiixday-heshiis-boqol-milyan-oo-dollar\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga adduunka oo kala saxiixday heshiis boqol milyan oo dollar"},"content":{"rendered":"<p>Sii hayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh, ayaa u mahad celiyay Bangiga Adduunka oo dowladda Soomaaliya u ansixiyay $100 milyan oo doolar oo kaalmo miisaaniyadeed ah.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay tallaaabdan inay ku timid. kadib markii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay buuxisay dhammaan shuruudihii dib u habeynta dhaqaalaha ee lagu heshiiyey.<\/p>\n<p>\u201cAad baan ugu hanweynahay in aan saxiixo heshiiskan cusub maanta, run ahaantiina waxa uu gacan ka geysan doonaa maalgelinta mudnaantayada mustaqbalka.\u201dayuu ku yiri wasiir Beyle 00 qoraal soo dhigay Twitterka.<\/p>\n<p>Maaddaama ay Soomaaliya wajaheyso dhibaatooyinka ka dhashay isbedelka cimilada iyo abaaraha, taageeradan dhaqaale waxaa lagu xoojinayaa adkeysiga dhaqaalaha iyo maalgashiga kalluumeysiga iyo tamarta dib loo cusboonaysiin karo.<\/p>\n<p>Bangiga adduunka ayaa ku taageeray dhaqaalahan Soomaaliya, kadib marki dowladdu xoojisay daah-furnaanta maaliyaddeed iyo kordhinta dakhliga gudaha iyada oo loo marayo hagaajinta maamulka maaliyadeed ee dawladda dhexe.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16190\" src=\"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947456873534964.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"566\" srcset=\"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947456873534964.jpg 660w, https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947456873534964-300x257.jpg 300w, https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947456873534964-490x420.jpg 490w, https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947456873534964-500x429.jpg 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16191\" src=\"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947457444851293.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"474\" srcset=\"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947457444851293.jpg 660w, https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947457444851293-300x215.jpg 300w, https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947457444851293-585x420.jpg 585w, https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/2022730637947457444851293-500x359.jpg 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii hayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh, ayaa u mahad celiyay Bangiga Adduunka oo dowladda Soomaaliya u ansixiyay $100 milyan oo doolar oo kaalmo miisaaniyadeed ah. Wasiirka maaliyadda ayaa sheegay tallaaabdan inay ku timid. kadib markii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay buuxisay dhammaan shuruudihii dib u habeynta dhaqaalaha ee lagu heshiiyey. \u201cAad baan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":16192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16189","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16193,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16189\/revisions\/16193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}