{"id":16265,"date":"2022-10-19T15:36:43","date_gmt":"2022-10-19T15:36:43","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16265"},"modified":"2022-10-19T15:41:24","modified_gmt":"2022-10-19T15:41:24","slug":"raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-gaaray-magaalada-dhagaxbuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/raiisul-wasaaraha-soomaaliya-oo-gaaray-magaalada-dhagaxbuur\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhagaxbuur"},"content":{"rendered":"<p><strong>Somali Magazine<\/strong> -Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray magaalada Dhagaxbuur ee ismaamulka Soomaalida.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa soo dhoweeyay qeybaha bulshada, sida odayaasha dhaqanka, haweenka iyo qeybaha dhalinyarada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa la kulmi doona maamulka magaalada, odayaasha, iyo bulshada rayidka, si uu ugala hadlo muhiimaddana u siiyo amniga iyo sidii la isaga kaashan lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida.<\/p>\n<p>Sida ay warar hoose ku heshay Somali Magazine, Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tagi doona Godey iyo Kebri Dehar oo ay\u00a0 sii wadi doonaan kulamada ay la qaadanayaan bulshada deegaanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar iyo Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi ayaa horay uga wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa la dagaalanka iyo ciribtirka maleeshiyada Al-Shabaab, kulan ay Isniintii ku yeesheen xarunta madaxtooyada ee magaalada Jigjiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somali Magazine -Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray magaalada Dhagaxbuur ee ismaamulka Soomaalida. Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa soo dhoweeyay qeybaha bulshada, sida odayaasha dhaqanka, haweenka iyo qeybaha dhalinyarada. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa la kulmi doona maamulka magaalada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16265","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16265"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16268,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16265\/revisions\/16268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}