{"id":16377,"date":"2023-09-24T11:23:03","date_gmt":"2023-09-24T11:23:03","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16377"},"modified":"2023-09-24T11:23:03","modified_gmt":"2023-09-24T11:23:03","slug":"roobkii-deyrtii-oo-ka-curtay-deegaannada-soolsanaag-iyoceyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/roobkii-deyrtii-oo-ka-curtay-deegaannada-soolsanaag-iyoceyn\/","title":{"rendered":"Roobkii Deyrtii oo ka curtay Deegaannada Sool,Sanaag iyoCeyn."},"content":{"rendered":"<p>Somali Magazine September 24,2023- Roobabka Deyra ayaa ayaa si weyn ugu curtay deegannada SSC khaatumo, Habeenkii xali ahaa\u00a0 ayaa Roobab biya qaad ah waxa ay ka da&#8217;een Magaalooyinka Laascaanood, Buuhoodle iyo deeganno badan oo hoos taga.<\/p>\n<p>Roobabka ayaa sidoo kale si xowli ah ugu hooray qaar kamid ah deegannada Puntland sida Raascaseyr.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn , roobabka deyrta ayaa sanadkan ka wanaagsan sidii hore, iyadoo dhanka kale laga digay saameyn ay geysan karaan roobabkaas la filayo iney ka da&#8217;aan Deegaannada Puntland iyo SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Ahmed Mohamed Nuh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somali Magazine September 24,2023- Roobabka Deyra ayaa ayaa si weyn ugu curtay deegannada SSC khaatumo, Habeenkii xali ahaa\u00a0 ayaa Roobab biya qaad ah waxa ay ka da&#8217;een Magaalooyinka Laascaanood, Buuhoodle iyo deeganno badan oo hoos taga. Roobabka ayaa sidoo kale si xowli ah ugu hooray qaar kamid ah deegannada Puntland sida Raascaseyr. Ugu danbeyn , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16377","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16377"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16380,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16377\/revisions\/16380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}