{"id":16387,"date":"2023-09-28T17:05:14","date_gmt":"2023-09-28T17:05:14","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16387"},"modified":"2023-09-28T17:05:14","modified_gmt":"2023-09-28T17:05:14","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-11-eedeysane-ku-ridey-xukuno-la-xiriira-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-11-eedeysane-ku-ridey-xukuno-la-xiriira-musuqmaasuqa\/","title":{"rendered":"Maxkamadda gobolka Banaadir oo 11 eedeysane ku ridey xukuno la xiriira Musuqmaasuqa."},"content":{"rendered":"<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">Maxkmadda gobolka Banaadir ayaa manata oo taariikhdu tahay 28 Sebtember 2023, ku dhawaaqdey xukunka eedaysanayaal gaaraya 11 kuwaas oo ku eedeysnaa musuqmaasuq waxaana ay isugu jireen kuwo maqnaan lagu xukumey iyo kuwo xabsiga ku jirey mudadii dacwaddu socotey.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">Dhegaysiga dacwadda musuqmaasuqa ayaa socotey muddo ku dhaw saddex bilood. Maxkmadda ayaa ku weydey inta badan eedeysanayaasha dacwadihii musuqa iyo lunsashada lacagta la xiriirtey, sida uu sheegay mid ka mid ah qareenada difaacaayey eedeysanayaasha oo lagu magacaabo Abuukaate Dudaaye. Xukunka ay maxkamaddu ridey ayaa u dhexeeyey 8 bilood ilaa 9 sano oo xabsi ah, shan ka mid ah eedeysanayaasha ayaa lagu waayey wax denbi ah.<\/p>\n<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">Guddoomiyaha Maxkamadda gobalka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa akhriyey go\u2019aanka ka soo baxay maxkamadda waxaana ay ahayd sidan:<\/p>\n<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\"><span style=\"box-sizing: inherit; font-weight: bolder;\">Eedeysanayaasha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha<\/span><\/p>\n<ol style=\"box-sizing: border-box; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Cabdullaahi Maxamuud Cosoble oo ahaa agaasimhii waaxda ajaaniibta ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xukumay 1 sano oo xarig ah<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Cumar Macallin Nuur, agaasime ku xigeenka waaxda ajaaniibta ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa isna lagu xukumay 1 sano oo xarig ah<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Saabir Xasan Cabdinuur, madaxa hubinta Viso kordhinta ee waaxda ajaaniibta ee Hay\u2019adda Socdaalka ayaa lagu xukumay 3 sano iyo lix bilood oo xarig ah<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Aadan Maxamed Cabdi, maamulaha qaadashada Visaha ee waaxda Viso kordhinta Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu waayay dhammaan eedeymihii loo soo jeediyay, waxayna maxkamaddu dib ugu celisay xoriyadiisa.<\/li>\n<\/ol>\n<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\"><span style=\"box-sizing: inherit; font-weight: bolder;\">Eedaysanayaasha wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha<\/span><\/p>\n<ol style=\"box-sizing: border-box; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim oo ah maqane, ahaana madax qaybeedka ruqsad siinta ajaaniibta waaxda sharciga ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa lagu xukumay wadar ciqaabeed dhan 9 sanno oo xarig ah, sidoo kale waxaa laga joojiyay qabashada xafiis dowladeed si joogta ah.<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Cabdiwaaxid Mursal Ibraahim oo maqane ah, ahna shaqaale ka tirsan qaybta ruqsad siinta ajaaniibta waaxda sharciga ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa isna lagu waayay dhamaan eedeymihii loo haystay, waxayna maxkamadu u celisay xoriyaddiisa.<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Cabdullahi Maxamed Cali oo ah agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa isna lagu waayay qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddiisa.<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Maxamed Cadde Mukhtaar Cabdiraxmaan oo ah agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa sidoo kale lagu waayay qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddiisa.<\/li>\n<\/ol>\n<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\"><span style=\"box-sizing: inherit; font-weight: bolder;\">Eedaysanayaasha Xafiiska cashuuraha berriga iyo Bngiga dhexe<\/span><\/p>\n<ol style=\"box-sizing: border-box; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Abuukar Maxamed Cali oo ahaa maamulkii xafiiska canshuuraha bariga ee wasaaradda maaliyadda, laanta garoonka Aadan Cadde ayaa lagu xukumay wadar ciqaabeed dhan 8 sanno oo xabsi ah, sidoo kale waxaa laga joojiyay qabashada shaqo dowladeed.<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Cabduqaadir Cabdi Socdaal oo isna ahaa qasnjiga qaybta dakhliyada ajaaniibta ee Bankiga Dhexe, laantiisa garoonka Aadan Cadde ayaa lagu waayay dhammaan qodobadii lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddiisa.<\/li>\n<li style=\"box-sizing: inherit;\">Maxamed Aadan Cabdullaahi, ahna maamulka Bangiga dhexe, laanta garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa lagu xukumay 8 bilood oo xarig ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p style=\"box-sizing: inherit; max-width: var(--wp--custom--layout--page); color: #2a2a2a; font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, Oxygen-Sans, Ubuntu, Cantarell, 'Helvetica Neue', sans-serif; font-size: 18px; letter-spacing: -0.2px; background-color: #ffffff; margin: var(--wp--style--block-gap) auto 0px auto;\">\u201cXukunkan ciddii aan ku qancin waxaa u furan racfaan muddo ku siman inta uu sharcigu tilmaamay,\u201d ayuu ugu dambeyntii yiri guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkmadda gobolka Banaadir ayaa manata oo taariikhdu tahay 28 Sebtember 2023, ku dhawaaqdey xukunka eedaysanayaal gaaraya 11 kuwaas oo ku eedeysnaa musuqmaasuq waxaana ay isugu jireen kuwo maqnaan lagu xukumey iyo kuwo xabsiga ku jirey mudadii dacwaddu socotey. Dhegaysiga dacwadda musuqmaasuqa ayaa socotey muddo ku dhaw saddex bilood. Maxkmadda ayaa ku weydey inta badan eedeysanayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16387","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16389,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16387\/revisions\/16389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}