{"id":16402,"date":"2023-09-30T12:22:57","date_gmt":"2023-09-30T12:22:57","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16402"},"modified":"2023-09-30T12:22:57","modified_gmt":"2023-09-30T12:22:57","slug":"magaalada-new-york-oo-xaalad-deg-deg-ah-la-galiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/magaalada-new-york-oo-xaalad-deg-deg-ah-la-galiyey\/","title":{"rendered":"Magaalada New York oo xaalad Deg Deg ah la galiyey."},"content":{"rendered":"<p><strong>Somali Magazine &#8211;<\/strong><\/p>\n<p>Roobab ka da\u2019ay qaar kamid ah Gobollada Mareykan ayaa sababay in Magaalada ganacsiga ee New york ay ku dhuftaan daadad xoogan, iyadoo biyuhu fariisteen guud ahaan magaalada.<\/p>\n<p>Magaalada\u00a0 ayaa hadda xaalad deg deg ah la geliyey kadib markii qaar ka mid ah khadadka tareenada ee dhulka hostiisa mara iyo wadooyinka waaweyn ee magaalada ay biyaha saameeyeen, dhanka kale waxaa gabi ahaanba albaabada la isugu dhuftay Terminal weyn oo ku yaalla Gegida Diyaadaha ee La Guardia.<\/p>\n<p>Qayaas \u00a0lagu sheegay, 8 (20cm) oo cabbirka \u00a0roobka ah\u00a0 uu ka da\u2019ay qeybo \u00a0ka mid ah Magaalada. Iyadoo la filayo in dhowr inch oo kale uu ka da\u2019o Dabayaaqada jimcaha illaa galimka danbe Sabtida.<\/p>\n<p>Dadka ayaa sidoo lagu amray iney qaataan Soojeedinta dowladda oo ah in aysan ku safrin wadooyinka\u00a0 dadadka qulqulayaan.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Roobab waaweyn, Duufaanno, Dhulgariiro, iyo kuleyl badan ayaa adduunka ku dhuftay inta lagu guda jiro Sanadkaan 2023 taas oo lo sababeynayo isbaddalka Cimillada eek u dhuftay guud ahaan Adduunka.<\/p>\n<p>Ahmed Mohamed Nuh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somali Magazine &#8211; Roobab ka da\u2019ay qaar kamid ah Gobollada Mareykan ayaa sababay in Magaalada ganacsiga ee New york ay ku dhuftaan daadad xoogan, iyadoo biyuhu fariisteen guud ahaan magaalada. Magaalada\u00a0 ayaa hadda xaalad deg deg ah la geliyey kadib markii qaar ka mid ah khadadka tareenada ee dhulka hostiisa mara iyo wadooyinka waaweyn ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,7,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16402","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-caalamka","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16405,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16402\/revisions\/16405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}