{"id":16408,"date":"2024-04-27T08:26:50","date_gmt":"2024-04-27T08:26:50","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16408"},"modified":"2024-04-27T10:06:59","modified_gmt":"2024-04-27T10:06:59","slug":"mareykanka-oo-taageerada-ka-joojiyey-danab-iyo-df-oo-shaacisay-fadeexad-culus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/mareykanka-oo-taageerada-ka-joojiyey-danab-iyo-df-oo-shaacisay-fadeexad-culus\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo taageerada ka joojiyey DANAB iyo DF oo shaacisay fadeexad culus"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday fadeexad musuq-maasuq oo ka dhex-dhacday ciidamada Dana bee Mareykanka uu tababaro, ayada oo la leexsaday qaar ka mid ah raashinkii ciidanka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda ayaa shaacisay in la xiray saraakiil sare oo lagu tuhunsan yahay kiiskan. Waxay kale oo ay sheegtay inay arrintan ku war-gelisay Mareykanka, islamarkaana inta baaritaanka uu socdo ay la wareegi doonto bixinta raashinka ciidanka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Lama soo bandhigin darajada iyo magacyada saraakiisha loo xiray raashiinka ciidanka Danab oo baaritaan isla-xisaab ah oo la sameeyay lagu oggaaday in la musuq-maasuqay.<\/span><\/p>\n<div id=\"3e93c874-03ac-4ed5-84d2-afd4e4b50d5e\" data-aaad=\"true\" data-aa-adunit=\"\/339474670\/Caasimada\/InContent_1\" data-status=\"rendered\" data-aa-device=\"[&quot;desktop&quot;,&quot;tablet&quot;,&quot;mobile&quot;]\" data-aa-sizes=\"[[300,250],[336,280]]\" data-aa-lazy-loaded=\"false\" data-aa-refresh-viewable=\"10\" data-google-query-id=\"CLL2mKH64YUDFc6QJwIdgBEKFg\">\n<p class=\"p1\">Xogta ayaa sheegeysa in dawladda Mareykanka ay go\u2019aamisay in ay hakiso taageerada Raashinka ay siinaysay ciidamada DANAB, sabab la xariirta musuq-maasuq xooggan.<\/p>\n<h2 class=\"p1\"><span class=\"s1\"><b>Hoos ka aqriso qoraalka wasaaradda<\/b><\/span><\/h2>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka mahadcelineysaa taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira Khawaarijta Al Shabaab iyo sidoo kale bixinta taageerada muhiimka ah ee bini\u2019aadantinimada iyo horumarinta. \u00a0<\/span><\/p>\n<p>Maalgelinta dawladda Maraykanka ku samaynayso barnaamijka dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB waxa ay abuurtay ciidan awood leh oo horseed u noqday howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Baaritaanadaan ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ay sheegeen in qayb ka mid ah raashinka Danab la leexsaday. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhacdaadaan ka falcelisay, waxa ayna isla markiiba billowday baaritaan taas oo keentay in shaqada laga joojiyo saraakiil ka tirsan Ciidanka si loo xaqiijiyo isla xisaabtanka iyo hufnaanta saadka ciidanka. \u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa dhacdadan ku wargelisay dhinacyada ay khusayso, waxayna la wadaagi doontaa natiijada baaritaannadaas marka ay soo idlaadaan.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wadahadaladii u dambeeyay ee labada dhinac ayaa DFS oo la tashi dhow la gashay dowladda Mareykanka waxa ay qaadi doontaa mas\u2019uuliyadda bixinta raashinka Danab, waxaana ay hadda si dhow ula shaqeyneysa Dowladda Mareykanka si ay ula wareegto mas\u2019uuliyadda taakuleynta Ciidanka Danab ee CXD. DFS ayaa xoogga saarayso la wareegidda amniga iyo taakulaynta Ciidankeeda.<\/span><\/p>\n<div class=\"youtube-embed\" data-video_id=\"h6l9fntmnB4\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"Mareykanka oo taageerada ka joojiyey DANAB iyo DF oo shaacisay fadeexad culus\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/h6l9fntmnB4?feature=oembed&#038;enablejsapi=1\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/div>\n<\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=h6l9fntmnB4\">https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=h6l9fntmnB4<\/a><\/p>\n<div id=\"3e93c874-03ac-4ed5-84d2-afd4e4b50d5e\" data-aaad=\"true\" data-aa-adunit=\"\/339474670\/Caasimada\/InContent_1\" data-status=\"rendered\" data-aa-device=\"[&quot;desktop&quot;,&quot;tablet&quot;,&quot;mobile&quot;]\" data-aa-sizes=\"[[300,250],[336,280]]\" data-aa-lazy-loaded=\"false\" data-aa-refresh-viewable=\"10\" data-google-query-id=\"CLL2mKH64YUDFc6QJwIdgBEKFg\">\n<p>Source: Caasimada Online<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday fadeexad musuq-maasuq oo ka dhex-dhacday ciidamada Dana bee Mareykanka uu tababaro, ayada oo la leexsaday qaar ka mid ah raashinkii ciidanka. Wasaaradda ayaa shaacisay in la xiray saraakiil sare oo lagu tuhunsan yahay kiiskan. Waxay kale oo ay sheegtay inay arrintan ku war-gelisay Mareykanka, islamarkaana inta baaritaanka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16408","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16408"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16415,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16408\/revisions\/16415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}