{"id":16440,"date":"2024-06-29T12:09:08","date_gmt":"2024-06-29T12:09:08","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16440"},"modified":"2024-06-29T12:12:48","modified_gmt":"2024-06-29T12:12:48","slug":"16440-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/16440-2\/","title":{"rendered":"Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay gudiga aaska qaran ee prof Jawaari."},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Xubnaha Guddiga oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxa ay kala yihiin:<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">1. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka; Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. \u2013 Guddoomiye<\/div>\n<div dir=\"auto\">2. Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Cabdullaahi, Shiikh Ismaaciil Fartaag, and Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">3. Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, and Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">4. Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Shiikh Cabdiraxmaan Beene Beene, Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">5. Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Mudane Maxamed Barre Maxamuud, and Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">6. Wasiiru Dowlaha, Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani-Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">7. Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan, Shiikh Yusuf Al caddaala, Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">8. Taliyaha Ciidanka Booliiska, General Sulub Axmed Firin, and Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">9. Taliyaha Ciidanka Asluubta, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">10. Habdhowraha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Cabdullaahi, and Xasan Nuux-Xubin<\/div>\n<div dir=\"auto\">11. Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh)\u2014Xubin.<\/div>\n<div dir=\"auto\">12. Guddoomiyaha Hey\u2019adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SodMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxa ay kala yihiin: 1. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka; Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. \u2013 Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16441,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[1,29,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16440","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wararka-gudaha","9":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16440"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16446,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16440\/revisions\/16446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}