{"id":16472,"date":"2024-07-01T10:08:47","date_gmt":"2024-07-01T10:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/?p=16472"},"modified":"2024-07-01T10:08:47","modified_gmt":"2024-07-01T10:08:47","slug":"spain-oo-xaqiijisatay-u-soo-bixitaanka-wareega-sedeed-dhamaadka-ee-euro-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/spain-oo-xaqiijisatay-u-soo-bixitaanka-wareega-sedeed-dhamaadka-ee-euro-2024\/","title":{"rendered":"\u00a0Spain oo xaqiijisatay u soo bixitaanka wareega sedeed dhamaadka ee Euro 2024\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Xulka Spain ayaa u soo baxay wareega sedeed dhamaadka ee tartanka EURO 2024 kadib markii ay 4-1 kaga badiyeen xulka Georgia Axadii.<\/p>\n<p>Xulka Georgia ayaa goolka furitaanka ku dhaliyay gool uu iska dhaliyay xiddiga reer Spain ee Robin Le Normand daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta oo ka dhacday garoonka Cologne Stadium.<\/p>\n<p>Spain ayaa daqiiqadii 39-aad dhalisay goolka bar-baraha iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Rodri halka Fabian Ruiz uu hogaanka u dhiibay xulkiisa daqiiqadii 51-aad.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 75-aad ee ciyaarta waxaa 3-1 ka dhigay Nico Williams.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 83-aad ee ciyaarta Dani Olmo ayaa goolkii afaraad ee Spain udhaliyay kadib markii uu kubad meel fog ka fogeeyay.<\/p>\n<p>Natiijadaan, Spain waxay la ciyaari doontaa Germany wareega sideed dhamaadka July 5.<\/p>\n<p>Horaantii Axadii, England ayaa u soo baxday wareega 8da ka dib markii ay 2-1 ku garaacday Slovakia waqtigii dheeriga ahaa<\/p>\n<p>Saddexda libaax ayaa la ciyaari doona Switzerland, iyadoo ciyaartu dhici doonto 6-da Luulyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka Spain ayaa u soo baxay wareega sedeed dhamaadka ee tartanka EURO 2024 kadib markii ay 4-1 kaga badiyeen xulka Georgia Axadii. Xulka Georgia ayaa goolka furitaanka ku dhaliyay gool uu iska dhaliyay xiddiga reer Spain ee Robin Le Normand daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta oo ka dhacday garoonka Cologne Stadium. Spain ayaa daqiiqadii 39-aad dhalisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":102,"featured_media":16473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_vp_format_video_url":"","_vp_image_focal_point":[],"footnotes":""},"categories":[19,1,7,49],"tags":[],"class_list":{"0":"post-16472","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka","9":"category-wararka-caalamka","10":"category-wararka-maanta"},"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/102"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16474,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16472\/revisions\/16474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalimagazine.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}