Dooro Luuqad —

Monday, January 20, 2025

Dooro Luuqad —

More

    1 Luulyo Maalintii ay midoobeen labada daraf.

    Share This Post
    La wadaag cid kale

    Sanad walba 1 Luulyo maanta oo kale waxaa Soomaaliya laga xusaa maalintii ay xornimada qaateen koonfurta Soomaaliya ayna midoobeen waqooyiga iyo Koonfurta.

    26 June 1960, ayeey aheyd markii gumeytihii Ingiriiska xormida ka qaateen gobollada waqooyi iyada oo 4 maalin kadibna koonfurta xurnimada ka qaadatay gumeystii Talyaaniga.

    Maanta oo ah 1 Luulyo 2024, waxaa si weyn loogu xusay 64 sana guuradii kasoo wareegatay markii ay midoobeen labada daraf.

    Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa salaan sharaf ka qaatay qaar kamid ah ciidamada qaran iyada oo goobta uu bandhigaasi ka dhacayey ee Dalka jirka daahsoon ay gaardis ku mareen qaar kamid ah ciidamada XDS, iayada gaadiid meliteri qeyb ay ka ahaayeen, sidoo kale ciidanka cirka ayaa qeyb ka ahaa iyadoo in dhahaaga qaanayeen diyaaradaha qumaatiga u kaca.

    Ugu danbeyn guud ahaan caasimadda iyogobollada dalka ayaa aad loogu xusay Maalintaan weyn.

    Axmed Maxamed Nuux.

    Share This Post