Dooro Luuqad —

Tuesday, April 23, 2024

Dooro Luuqad —

More

    Hanti-dhowraha Guud ee qaranka oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Norway ee Somaaliya

    Share This Post
    La wadaag cid kale

    Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta qaabilay Madaxa Iskaashiga ee Safaaradda Boqortooyada Norway ee dalka Kenya Mudane Erling Hess Johnsen.

    Kulankan ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa dadaallada dib-u-habaynta hannaanka Maaraynta Maaliyadda Dalka.

    Norway waxay qayb ka tahay bahwadaagta muhiimka ah ee ay Soomaaliya ka kaashato dib u dhiska hay’adaha iyo hormarinta dowlad wanaagga.

       

    Share This Post