Dooro Luuqad —

Tuesday, April 23, 2024

Dooro Luuqad —

More

    Kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay Hoteelka Xayaat ee ku yaalla aagga KM4 ee Muqdisho .

    Share This Post
    La wadaag cid kale
    Weerarka ayaa ku bilowday Qaraxyo ,waxaana hadda socta rasaas ay adeegsanayaan Ciidamada dowladda iyo kooxda soo qaaday Weerarka.
    Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeyn Hotelka Xayaat oo ku yaala KM4,rasaas ayaa laga maqlayaa Hotelka lama oga khasaaraha balse waxaa lasoo warinayaa xaalad jahwareer ah oo ka taagan naxaawiga goobta uu ka dhacay weerarka.
    Qaraxyo iyo rasaas ayaa ka dhex socoto gudaha Hotel Hayat, waxeyna laamaha ammaanku sheegayaan in ay wadaan dedaal lagu badbaadinaayo dadka ku go’doonsan aagga ay wax ka dhacayaan.
    dadka Waxyeelada kasoo gaartay waxaa kamid ah
    Muxyidiin Warbac Taliyaha NISA  iyo Mahad Korow oo Booliiska Katirsan ayaa ku dhaawacmay goobta Qaraxa, Saraakiil Amni ayaa noo xaqiijiyey.. ee gobolka Banaadir ayaa ku dhaawacmay Goobta Qaraxa
    Share This Post