Dooro Luuqad —

Tuesday, April 30, 2024

Dooro Luuqad —

More

    Mudane Cali Yare Cali oo kamid noqday siyaasiyiintii ugu saameynta badaneyd sanadkii tagay ee 2022ka.

    Share This Post
    La wadaag cid kale

    Samafale, Cali Cabdi Wardheere, waxa uu hori usoo noqday Gadoomiye ku xigeenka Gobolka Benaadir, La-taliye ra’isul Wasaare Sanadihii 2013-2014, sidoo kale waxa uu soo noqday La-taliye Madaxweynaha JFS intii u dhaxeysay Sanadihii 2017-2020kii.
    waqtiganna ah xubin sare oo ka tirsan golah fulinta xisbiga Nabad iyo Nolol ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta ugu saameynta badan Soomaaliya sanadkii ina dhaafay 2022ka.

    Mudane Cali Cabdi Wardheere ayaa ku suntan astaamaha ay ka midka yihin Abaabule Bulsho, Samafale, Ololeeye Doorasho, Shaqsi leh Saameyn Bulsho oo ah mid aad u ballaaran, sidoo kalena isku howlay u gargaaridda dadkii waxyeellada ka soo gaartay qarixii soobe 2 ee dhacay 29 oct 2022ka.

    Waxa uu qeyb weyn ku lahaa dhismihii Galmudug, taas oo ka mid ah waxyaabaha ugu weyn ee diiwaanka ugu jira, maadaama uu qeyb ka ahaa dadaaladii lagu xaliyay Tabashooyinkii Maamul ee ka jiray Deegaannadaas.

    Share This Post