Somali Magazine September 24,2023- Roobabka Deyra ayaa ayaa si weyn ugu curtay deegannada SSC khaatumo, Habeenkii xali ahaa ayaa Roobab biya qaad ah waxa ay ka da’een Magaalooyinka Laascaanood, Buuhoodle iyo deeganno badan oo hoos taga.
Roobabka ayaa sidoo kale si xowli ah ugu hooray qaar kamid ah deegannada Puntland sida Raascaseyr.
Ugu danbeyn , roobabka deyrta ayaa sanadkan ka wanaagsan sidii hore, iyadoo dhanka kale laga digay saameyn ay geysan karaan roobabkaas la filayo iney ka da’aan Deegaannada Puntland iyo SSC Khaatumo.
Ahmed Mohamed Nuh