Dooro Luuqad —

Tuesday, April 30, 2024

Dooro Luuqad —

More

    Roobkii Deyrtii oo ka curtay Deegaannada Sool,Sanaag iyoCeyn.

    Share This Post
    La wadaag cid kale

    Somali Magazine September 24,2023- Roobabka Deyra ayaa ayaa si weyn ugu curtay deegannada SSC khaatumo, Habeenkii xali ahaa  ayaa Roobab biya qaad ah waxa ay ka da’een Magaalooyinka Laascaanood, Buuhoodle iyo deeganno badan oo hoos taga.

    Roobabka ayaa sidoo kale si xowli ah ugu hooray qaar kamid ah deegannada Puntland sida Raascaseyr.

    Ugu danbeyn , roobabka deyrta ayaa sanadkan ka wanaagsan sidii hore, iyadoo dhanka kale laga digay saameyn ay geysan karaan roobabkaas la filayo iney ka da’aan Deegaannada Puntland iyo SSC Khaatumo.

    Ahmed Mohamed Nuh

    Share This Post