Dooro Luuqad —

Friday, March 29, 2024

Dooro Luuqad —

More

    Xarun cusub oo madadaalo oo lagu magacaabo Bravo Entertainments ayaa laga furay magaalada Muqdisho.

    Share This Post
    La wadaag cid kale

    Xarun cusub oo madadaalo oo lagu magacaabo Bravo Entertainments ayaa laga furay magaalada Muqdisho.

    Xaruntan oo laga heli karo dhamaan qaybaha kala duwan ee madadaalada sida Billiards, Playstations (5 & 4) table tenis, Luda iyo Una ayaa waxaa furay dhalinyaro arkay baahida bulshada ay u qabaan helitaanka goobo ay dadka kaga nastaan shaqooyinka iyo wax barashada.

    Xarunta ayaa waxa ay ku taalaa No:4, Kasoo horjeedka Xanaano Hospital ama gurigii hore ee safaaradda Turkey ee Xamar ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir.

    Pictorial

    Share This Post