Languages —

Wednesday, August 19, 2026

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga iyo kan Dastuurka

Share This Post

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilalkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshahada Mudane Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Wasaarada Dastuurka Mudane Qadar Xasan Maxamed kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Halkan ka aqriso Wareegtada.

Share This Post